Home Blog Page 3

Dhamaysnimo Waa Is Baro

3
  Dhammaysnimo waa is baro   Nafyahay I dhaliilaysaa Da’ kuu korodhaa dharaar Dhugmiyo samir kugu ladhoo Waxaad dhaaftaad shalay Ku dheygagaysaa haddeer Macaan shay kuu dhadhamay Dhunkaal iyo shay qadhaadh Hadduu kula yahay dhanaan.   Hurdadan dhafarkaa ku baray Dhakhsaha daahaa ku faray Gaajana dhereggaa ku simay, Haddaan...

Carab Dura

0
Carab-Dura Carabeey carabeey Cuddoonow nebigii Rabbi soo calmadaa Cadkiinna ka dhashoo Horto cay ma geydaan, Wax se aan cabudhoon Is cadaadiyo jeer, Tixahaygii  culnaa Caawa waan godlayaa, Soomaalaan cabdiyow Ku canaanan jiree, Carabbaan durayaa Oon ku ciil baxayaa   Carabeey Carabeey Yuhuud caasi ahayd Muslinkay ku cunaan Caruurtay ku dilaan Falasdiin casarkii Cidla sow...

Si Xora U Feker

0
  Si Xora U Feker   Xumaan qof ku soo dhashoo Ma jiro xaqiraad geyaa, Xadiisku siduu na yidhi Fidradu dadka waa u xool Hooyada se xanbaartay iyo Aabbaha xafidaa geddiya, Hanuunku na waa xag sare. Farxaddu waa xadantadee Nolosha xaladdeeda doon Xariijin qof kuu dhigiyo Hankaaga...

Shaqo Waa Sharaf

0
Tix Shay uu xoogsaday Nin ka shaahiyo mid shaxaatamay Oon ka  shiixini Isma sheegtaan Shabbahaaddee Shaqo wa sharaf Shaqlan duunyada Nin u shaaxiday Oo shiddoodaa Shidhka fuuloo Ku shaxaartama. Sharcigaasaa Shaandha miirta ah. Shax adoon dhidid Mar u soo shubin Raaxo shooc iyo Shabbac kaa dheer. Sharaxaadaas Waxa sii shada Oo la shaanbada Ma shahaadaha Dhaxal shaaximan Qunyar...

Ereyga “Hees” Ha Qalad Fahmin

1
Ereyga "HEES" ha qalad fahmin!   Waxa aan dhawr jeer arkay bulsho badan oo dib u joogsata ama ka naxda kolka aan suugaantayda qaar ka mid ah ku sheego "HEES". Ma garan karo waxa magac dilka...

Xasiloonida Nafta :: Barnaamijka Sirta Nolosha.

0
//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js (adsbygoogle = window.adsbygoogle || ).push({});

Caannimada Baraha Bulshada

1
  Muddo toban sanno ka badan ayaan baraha bulshada wax soo saar suugaaneed ku soo bandhigayay. Dadka aan ku baranayay iyo dhacdooyinka aan la kulmayay ayaa ahaa qaar wax badan iga beddelay dabci ahaan iyo...

Yaahdo

2
Yaahdaan ku baxoo jacyal Yaboohdaan galay scodaal Dookhaa igu yidhi yabaal Tusmana udubkeeda yuub   Kolkaan yabyabeen astaan Riyada idhi dhab u yagleel Xaqiiqadii soo yugnayd Yurbay igu tidhi waryaa   Yaabbaan galay quusanwaa Dabeed idhi sabab u yeel Yacdaadiyo caydhintoo, Miyaan kula yaray da’day Wadnaha yartanaan la...