HILAADO

Waa habeen habeenkii

Hebeloow dadkoo yidhi

Dibnahaygu hee iyo

Haa toona kari jirin

 

Waa habeenhabeenkii

Halkasaacomiririyo

Hankakaabsifarasiyo

Hardafyaacijirayee

Hawolaydhanoqonjiray

 

Waa habeenhabeenkii

Hiilkaygunoqonjiray

Xarafraacaheestiyo

Habkaqaabdheceediyo

Godkaheelladaydiyo

Hal-haleelkaereyada

 

Waa habeenhabeenkii

Hooyadaywarkeediii

“wuukelihadraaiyo

Waalibuuhalkeediyo

Ugutegayhoggeedii

Aabo loo haltebinjiray

 

Waa habeenhabeenkii

Cuntaaananhawsheed

Mar haleelijirinoo

Hadhawaan is odhanjiray

“Hadhimiyomabaadcunin

Gassiinaad la hoyatee

Hanboorodbalsoodayo”

 

Waa habeenhabeenkii

Haddiiaanaboorkiyo

Ayaxhaadkaduuliyo

Ku hakadoqudhaanjada

Hadal loo qushuuciyo

Cibroaankahelijiray

 

Waa habeenhabeenkii

Dadkahoobalodhanjiray

Heblauujeclaaiyo

Hodanbaakadhooftoo

Kalgacaylkuhuuriyo

Heerkaajacaylbaa

Ku hubsadaydadweynoow

 

Waa habeenhabeenkii

Hirashadugeddeediyo

Hibashaducarteediyo

Gocashaduhirkeedii

Berihorewixiidhacay

Hinqomaan I odhanjiray

 

Waa habeenhabeenkii

Jidhkaqaybtahogatee

Gabayadakuhiratee

Dadkuhaybadgaariyo

Hiboabid la dhawrtiyo

Hal-aabuurkusheegaa

Sidiiholacdhinbiiliyo

Lagushidayhulaaqyada

Reenkeedahoosiyo

Hirdankeedubadanjiray

 

Waa habeenhabeenkii

Ummadaananhayniyo

Tarabtarab dad heellani

Sidii ay hortaydiyo

Fadhiyaanhareeraha

Aan u hawlanaanjiray

 

Waa habeenhabeenkii

Hiyigiyogaraadkiyo

Hammigiyokashayduba

Sidii ay dhulhawdiyo

Haddabaaxadyeesheen

Ku hallaabijirayeen

Kolbahaabkadhicijiray

 

Waa habeenhabeenkii

Hirkhayaalkamuuqdiyo

Dhalanteedhawaawigu

Iguheermijirayee

Hummaagaygubadanjiray

 

Waa habeenhabeenkii

Dhaxanhaysauunkoo

Qofbahugadushiisiyo

Go’hagooganjirayeen

Anna hoorijiraydhidid

 

Waa habeenhabeenkii

Falshalayhuleeliyo

Ku haddeerdhantaalmiyo

Kahadhawdhacaayaba

Aanhilaadinjirayeen

Saadaalkuhelijiray

 

Waa habeenhabeenkii

Anigoohalkaygiyo

Ku dhexnoolhargeisada

Hindi EEshiyaankiyo  (Asia)

Holan Washington iyo

Qaaradahahadoodila

Hankaiyogaraadkays

Kolbameel u hoyanjiray

 

Waa habeenhabeenkii

Ereyadaaanhufayaa

sidii ay hub duuliyo

amahootowaranoo

heddaruuxkaqaadoo

hengelsaarta ay yiin

keebkeedahoosiyo

shiishkeedahagijiray

 

Waa habeenhabeenkii

Fikirkayguhaynjiray

Lugtahorudhaqaaqdiyo

Halbawlahajidhkaygiyo

Gacanhaadintaydee

Haye ii wad sheekada

Xayasiis