Home Blog Page 7

Addoon

10
Rabboow waxaan ahay ddoon Islaam muslinoo xamdiya Arkaantiyo tiirarkiyo Qiroo ashahaadda falay Rasuul malag aakhiriyo Janniyo aaminay cadaab Ku caabuday keli ahaan Cid iyo soo marin abbaan Ammaanaan kuu sidaa Ayaankaygiyo hadhaw Umuurana waan rabaa Xabaalana waan arkaa Wed iyo iil waan hubaa Dharaara jashaydu bixi Kob iyo...

Aamusnidu waa hadal

6
Maalmuhu isniin iyo Axad iyo salaasiyo Arbiciyo mid weeyaan, Iyagay isku uruuro Hadba wiiga ugubiyo Bilo aadmi sheegtiyo Cimrigiyo awaashiyo Qarniyada amaamuda. Ayaamaha laftooduna Afarqaadka mirirkiyo Saacadaha idlaadiyo Sikin kaa ordaayay Abtirsiinta sheegtaan   Ha-yeeshee Ifraaxeey Nin intaa is dhawraa Aakhiro badbaadoo Sida aad adduunyada Uga eed baxdaabaa Rabbi kuu ilaashaa   Wakhtiguna ayaantaad Farxad ubax...

Taran

0
Toddobaadba shaybaa caqliga, taallo ugu yaala Toddobaadba qawlbaa u taga, maanka tirinaaya Toddobaadba waayaha tarmaa, tanag kusii saara Toddoobaadba maluhuu tuntaa, taawi kugu ooda Toddobaadba melba ku tigan, tiiha kugu reenta Toddobaadba tigidhbaa u go’an, duun ka tegistaada Toddobaadba temminbuu...

Siyaasad curri

2
Maxaa  curri Land-ta jooga Dadkoo casar gaaban seexday intuu caanaha dhammeeyo Cad iyo hilibkana idleeyo Ciddii fashay goor la-yaabay Indhaha intuu soo caddeeyo Cakuye ku idhaa ma joogin Manaan cunin jiidh ayaamo   Maxaa curri Land-ta  jooga Markuu curri kale dilaayo Intuu afka uun ka...

Nasiib badan

2
Hooyadu naaskay nuunuu ku habtaa Walaashu naruuro Waa nicmadoo Nimay la barbaartaybaa nafisee Habluhu naago maaha loo nin xidhee Naayada gabdhaha ka daaya niyow Nuuraay magacaagu wa nassaboo Nalbaad tahay daara duun nawiroo Intaad nooshahay ma naaqusayoo Nafaad ifisaa maansada nuqushoo naxwaha garashada...

Layaab

10
Layaab weli shay ma yaabtay U yeedhay nimaan layaabin Markaad tidhi waa layaabna Layaabka ma kuu xambaaray Adoo libin-laab layaabban Dushaada layaabka saaran Maansada ma layaab dhawaaqday   Layaabkan layaab layaabay Haddaad adiguna layaabto Layaabka waxaa lahaaday Layaabbadan kii u yeedhay   Naftaydu qof ay layaabtay Layaabtay markay...

Farsamo

7
Fooraha gugoo soo curtiyo, feded la jaanqaaday Cirka oo daruuraha fudfuday, waqal kasoo faytay Fallaadhaha cadceedo ku dhacay, dhibic firaynaysa Jeegaanta bari foof ku timi, midab ku feeraaray Mahiigaan toggaasoo fatahay, daadka falaqleeyay Foodhidu hadday joog u tahay, ruuxa...

Duufaan

5
Isha lali bal daamaha Dusha eeg bal fooraha Cadceed iyo daruuraha Dhibicdiyo darrooraha Darandoorri tiixaha Onkodkiyo dillaamaha Danabkiyo mar guuxaha Dayax iyo bidhaamaha Inta duun ku meeraha Xidig iyo dagaaraha Ma ku daashay faayaha?????   Afartaa dabuubaha Ma u daadshay dhaayaha Ma ka diiday baanaha Rabbi deeqsi kaymaha Ku daboolay...

Dhimasho nool

1
Dhibic waa darroortoo Qorrax dheega saarnayd Ku dhirbaaxday muuqoo Lala dhacay fallaadhaha, Jeegaan ka dhalatiyo Neecaw ka dhabataay,   Xasuustaadu dhudiyeey Way igu dhagtaayoo Ruuxii I dheehdaa Dhakhso way gartaayoo, Subaxdaan ku dhaashado Xaqiiq waan dhalaalaa !   Inaad tahay dhabeel iyo Qof dhamaysa Bilaneey Maxaan kuugu dhaartaa ?   Dhanka bidix...