Saturday, August 20, 2022

Yaxye Yeebaash Yaxye Yeebaash is a well known young poet, public figure and
influencer in the region. He started writing his first spoken
word poetry at the age of 16. Since then, his work focused
on youth issues as he conducts many events in the region.
About Me

Qoraaladii U Danbeeyay

The motive behind Yaxye’s Tour “Si Xora U Feker”

0
Yaxye Yeebaash is a Hargeisa-born poet who learned all he knows from the streets of that city and its inhabitants. He started a literary evening four months ago called ‘Think Freely”. Yaxye made sure...

Yaxye Yeebaash; The new Somali Lessons Head of Learning

0
Yaxye Yeebaash is a popular free-spirited poet, medical doctor, a thinker who spends much time in nomadic area reflecting on sustainable living,  life, and producing his much loved powerful short stories and poems. In...

The new generation’s Hadrawi: Yaxye Yeebaash

0
In my eyes, Yahye is one of the most important and influential individuals of this era. My family and I enjoy and appreciate his art. My wife enjoys one of his poems and my...

About the Voice of the Future: Yaxye Yeebaash

0
  About the Voice of the Future: Yaxye Yeebaash By Amina Isir In the shadows of society and people married to traditional ways of governing and existing, youth in Somaliland are speaking out and claiming their futures....

Noocyada Fardaha

3
Gammaan waa magaca guud ee la isku yidhaahdo fardaha, dameeraha, baqlaha iyo weli ba farowga. Fardaha kiisa lab waxa loo yaqaan faras ama senge. Halka dheddiga na geenyo loogu yeedho. Marka ay da'da yaryihiin waa...

Soo Dhawoow Jamaadeey

2
  Soo dhawoow jamaadeey Inkastood jadeerwaca Muddo aad u jeellnayd Jabadkii Hargeysaad, Hadda waad dhex joogtaa Jahadaad bidaysiyo Meeshaad ka jamataba Jid anaa ku geyniye Soo dhawoow jamaadeey   Baqashuu jidhkaagii Malaa yara jareeyaye, Haddaan jaadku waalayn, Waa jamhuur is doorto, Jaahil kuu aftaagiyo Cidna kuma jujuubtoo Kuu juuqi maysee,   Waxa...

Suugaan

Soo Dhawoow Jamaadeey

Dhamaysnimo Waa Is Baro

Carab Dura

Si Xora U Feker

Shaqo Waa Sharaf

Yaahdo

Soomaalinimo

Naf La Hadal

Indhahaagu (Hees)

Dal-lahaansho

Deeqa

Kasmaal

Sirta Nolosha

About me

Yaxye waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa 1994-kii. Waxa uu arday ka yahay jaamacadda Hargeysa gaar ahaan qaybta Caafimaadka. Waa hal-abuur tixdiisu dhiiri geliso nafta iyo nolosha. Hoos waxa ku taxan dhammaan tixihii uu curiyay. Ku dul dhufo si aa u akhrido.