Home Blog Page 4

Soomaalinimo

1
­­­­­ Tixi waa sarbeeb Surin ruux lahaa Isagoo ku siman Laga sogordohoo Dabadeed socoo Cagta saar la yidhi.   Marna waa sifayn Sugid iyo ilayn Sixid iyo caddayn Kolka shay samaw Sidii qorax ahaa Caad loo sasabo.   Luun kugu sarnaa Sacabkaaga oo Subag lagu shubtaa Sahay kuu noqdee, Baabbaco-saluug Surmi kaama tiro   //pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js ...

Naf La Hadal

0
Shalay ruux negaa ba Naxash caawa yaallee, Sow ma neefsanaayoo Kama nooli geerida?   Inta aan nitaaqiyo­­­­ Tirsanaayo nabarada, Maan nimcooyinkaygiyo Nasiibkayga fiiriyo?   Noloshaan tobnoobine, Nuska iga maqnaadiyo Nafarkaan tebaaya na Rejo maan ku naawilo?   Way i noogtay dhaaxoo Cabashada nuxuusta le Waan ka naaxi waayee, Maan nabad galyeeyoo Nooli kulante...

Waxaa is jeclaada dadka is nici kara!

2
Roobka da'a dhibicda adiga kugu dhacda ayaa ka nasiib badan dhibcaha kale. Dhulka halka aad cagta saarto ayaa cawo le. Neecawda dhabata ee wejigaaga daarta ayaa ayaan le. Waxaad farxad u tahay tixahayga oo...

Astaan ka mid ah jaahilnimada!!

0
Astaan ka mid ah astaamaha jaahilnimadu waa astaanta isku wada qaadidda. "Reer hebel waa qolo aan waxba ku filnayn", "Dalkaasi waa dal dadkoodu cunsuriyiin wadayihiin", "Wadaadu waa dad danbeeya", "Dadka fanka iyo suuganta ku...

Indhahaagu (Hees)

0
Indhahaaagu waa weel Waa wabi kalgacaloo Waabayda caashaqu Ruuxay wax yeeshaa Looga weyso qaadaa   Indhahaagu waa wiig Wakhti iyo dharaaroo Labadii is waayee Tabasahda wareeraad Isu soo waddaayood Axdaha wax siisaa   Indhahaagu waa way Wadhi iyo colaadoo Caqli waalan gaadhiyo Rabitaan wanjalanbaa Isku weeraraayoo Wabtu waa is haysiga.   //pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js (adsbygoogle =...

Balwaddayda!!!!

2
Balwaddayda Ereyga bawlad walaw aynu qaadka iyo sigaarka u adeegsanno, haddana micnaha rasmiga ah ee uu leeyahay waa waxkasta oo aad la qabatinto. Waxaasi wuu samaan karaa waanu xumaan karaa.  Mid ka mida balwadaha san...

Saddex Shay Oon Aabbahay Ka Bartay

4
Saddex Shay Oon Aabbahay Ka Bartay; Maalin dhawayd waxa aan bartayda Facebook-ga ka codsaday dadkii ku jiray in uu qofkastaa nala wadaago hal waano uu waalidkii ka dhaxlay. Talooyinkii iyo qoraaladii la soo qoray waxa...