Home Blog Page 5

Ujeedkii Ka Danbeeyey Habeenka Jacaylka iyo Dareenka Jiilka

4
Ujeedkii ka danbeeyay Habeenka Jacaylka iyo Dareenka Jiilka Waxa aan muddo afar bilood ka hor ah bilaabay habeen suuugaaneed aan ula baxay Habeenka Jacaylka iyo Dareenka Jiilka. Waxa aan isku deyey inuu ka dawanaado bandhigyada...

Suugaanta Soomaalida iyo Diinta Islaamka

1
Suugaanta soomaalida iyo diinta Islaamka Diinta Islaamku in ay tahay diintii rasmiga ahayd ee ka timi Rabbi ayaynu yaqiinsannahay. In diintani tahay mid loogu talo galay sinji kasta oo samankasta nool ayaynu iyada na aaminsannahay....

Dal-lahaansho

4
Dal-lahaansho Dubai kuma lihi cimaarad Ma lihi daaraha Maraykan Ma dego xeebaha Miami Dahraan kama qodo saliida Docdaa Philipin ma aadin Dadkana lama korin Spanish Cid kale uma dudo wexeeda Waxaan ahay ruuxdalkiisa Dulqaad u leh oo dhexjooga Intaan dhoofoon ka duulo Daaliyo herer iyo...

Deeqa

1
Deeqa Halow deeqaay Deeqa waa ani Waa dammiin iyo Doqonkaagii Kuu darsadayoo Waan dabayshaday Kuu dibjirayoo Dibad-yaalaye Hal-daqiiqooon Kula doodaan Kaa dawarayaa Dabuub-taada Cudur iiga daran Marna daawiyo Dabiib ii ehe, Hay dagaaline Codka ii deji, Oo bal damaq iyo Day bal boogahan Beerka daashaday Isma daaficin Denbi waan galay Dirirtaadiyo Dibindaabyada Waw dul leeyahay Waxaan diiduun Dareenkaygaad Dafiraysoo Waan yar daahaye Maan darjiidhine Kuu...