Home Blog Page 2

Qisada heesta “Suleekhaay araggaagu” iyo abwaan Hadraawi.

1
Hadraawi iyo afar nin oo ay jaal ahaayeen ayaa waxa ay ka soo guureen Cadan iyaga oo yimi magaalada Muqdisho. Guriga ay degeen midka ka soo hor jeeda waxa u hoyata gabadh aad u...

Nazaar Qabaani (Abwaankii Dumarka)

4
Nazaar Qabbaani waxa uu ahaa suugaanyahan caan ka ah bariga dhexe iyo dhammaan dhulka carabta. Nazaar waxa uu ahaa reer Damashi (caasimadda Suuriya). Waxa uu ahaa nin aan jeclayn xuduudaha iyo dabarka maansada. Waxa...

Fanka Cuddoon

1
Fanka Cuddoon Fanbaynu u baahannahay baahideenna ka warrama. Fan fannaanku codkiisa ku joogo se aanu jidhkiisa iyo sida uu u qaawiyo ku joogin. Fan abwaanku ereyadiisa ku joogo se aanu ku joogin fannaanka uu u...
Yaxye Yeebaash - Safarkii Dooxa Hargeisa - Hiking

Safarkii Dooxa Hargeysa

4
Shalay lixdii subaxnimo ayaanu dhanka Waqooyi uga baxnay magaalada Hargeysa. Lixdii fiidnimo na waxa aanu ka soo galno geesta kale ee Koonureed ee magaalada. Qiyaas 20-30 km ah ayaanu socod ku jarnay aniga iyo...

“….Baqda adeer, baqda..”

1
Ilaahay ha daayee mid ka mid ah macalimiintii caafimaadka wax noo dhigi jiray ayaa maalin waxa uu nagu yidhi: "Dhakhtarka aqoonta lihi wuu baqdaa kolka uu bukaan arko, baqashadaas ayaa taxaddarka keenta. Baqda adeer baqda,...

In Aad Qof Nacdo Ayaa Ka Fudud In Aad Qof Jeclaato

4
In aad qof nacdo oo aad xumaan ku xukunto ayaa ka fadud in aad qofkaa jeclaato una riyaaqdo. Qofka aad jeclaatay in aad haysato oo aad daryeeshaa iyadu na waxa ay ka dhib badantahay...

Waxa aan Dhigayaa af-Soomaaliga!

0
Waxa aan wakhti u helay mihnad aan muddo fakaag iyo firaaqo u naadinayay. 10kii sanno ee aan bahda suugaanta ka tirsanaa waxa kalgacal ii hayn jiray in aan noqdo bare afka Soomaaliga ah. Waxa...

Aano Waa Aafo W/Q Mustafe M. Dhegay

2
Aano waa aafo! Weligay kama talin doono xumaan, xasarad, iyo dagaal aan dad kuwaayo. Habeen qudha kumaan seexan kala fogaynta dadkayga. Aad baan unnecebahay colaadaha iyo dagaallada.  Inkastoo aan da’ahaan yarahay haddana, adduunka oo dhan...